ORCID iD iconorcid.org/0000-0002-2014-4023
banner

Monthly Archives: December 2016

Codbixinta Scotland waxbaa u dheer!

Dawladnimada casriga ah ee haatan dunida ka hana-qaaday waxay ka dhalatay, waayo-aragnimo ilma-aadam kala dhaxleen mudo dheer oo soo taxnayd tan iyo dawladii ugu horeysay ee Shiinaha 3000 sano ciise hortii. Waxaana culimada taariikhdu aaminsan yihiin inay ahayd markii ugu horeeyey ee Nin iyo Xilka ku haboon la isla doontay. Waxaana tani markhaati u tahay […]

Read More..

Reformist! don’t overlook the risks.

Post Image

It has been a great concern for the states emerging from conflict to create Institutions that can deliver public goods and services. In the stabilization period -which is the most critical part of the peace-building- certain rules are sett as part of the peace agreements, therefore, state Institutions are created based on these rules. The […]

Read More..

Is Aqoonsi Ictiraaf kama horeeyo !

Post Image

Hordhac Quruumuhu xornimadu iyagay ka timaadaa, cidi kama qaadi karto, haday ka qaadana kama haysan karto wakhtiguba ha dheeraadee. Gumaystuhu dad xor ah ayuu gumaystay ee kumay dhalan. Markaad xoriyada raadinayso Adigaa Ku dhawaaqaya SI cod dheer tix iyo tiraaba inaad tahay Gob, waxayse runtu tahay  taasi oo kali ah  kuma filna  ee waxa jira […]

Read More..