ORCID iD iconorcid.org/0000-0002-2014-4023
banner

Monthly Archives: February 2017

Dharaaro Xusuustood

Dharaaro xusoostood. Kani wuxuu ahaa buugii labaad ee aan daaqada usoo joogsaday dhagaysigiisa, waxay labaduba ka sinaayeen nooca ay yihiin oo waxay labaduba ahaayeen Taariikh nololeed, kan hore wuxuu ahaa mid uu qiray Diplomat Cawil. Kani wuxuu dheeraa, Gees wuxuu role model gudashada xilka wasiirnimo ee Somaliland. Faysal Ali waraabe waxaan ka guntay, horena wuu […]

Read More..