ORCID iD iconorcid.org/0000-0002-2014-4023
banner

Xoog iyo Xoolo

Ma madhna qof haya fikir iyo hami ganacsi, sababtoo ah qof hanti mood iyo nool hayaa maaha ka Kali ah we leg awooda hirgalinta meherad ganacsi, “Hindisaha ganacsigu waa badh hantida meherada ganacsiga” uma jeedo dooda beed iyo digaaga midkee horeya oo waa madhalays taasi.

Waxaan cod sheer me sheegayaa in hindisaha ganacsigu (Entrepreneurship) uu ka dhigan yahay hanti ilaahay ku siiyey. Ma keeni kartid fal iyo waali-toona hadii aanay sida hindhisada kuu qaban, mana celin kartid sida hindhisada si la mid ah. Ma lumayso, ma ilaawaysid, mana masixi karid wakhtiguba ha dheeraadee..

Dadka aan aqoonta u lahayn waxaad ugu eekaanaysaa qof aan dhamayn, dhinaca and ka joogtana kama joogsan karo arinka oo ilaahay sidaada kama dhigin, waxaase hubaal ah inay jiraan qaar aan ilaahay caaro idiin kala duwin xaga hindisaha, ma timid goob meherad ah oo leg dhamaan wixii astaan gaar ah ee aad u samayn lahayd loo dhamaystiray oo ma ismooday riyadaadii oo run kuu noqotay, hadaad Ku fikiri lahayd telefoon waxaad idhan lahayd telefoonku isagaa is garaacay ee maaha ani.

Ma kaayaabiyaa,  10 meheradood oo ciida lagu rogay bilawgii dhismahooda  ma ku dadaashay inaad kiradooda sii carbuunato, markii la dhamaystirayna candhuuftaada dib ma u liqday markii lagaa dhaqaajiyey, mase hadhi wayday ilaa aad ku guulaysatay kii 11aad. Taasi waxay ii ahayd bilawday shaqadii aan inta badan qorshaha ku waday ama riyadii oo ii rumowday, waxaana laga gaadhay faaíido bulsho iyo mid dhaqaale oo kuwo kale oo ka dambeeyay dariiqa u xaadhay.



About admin